Meelaha ay ku badan yihiin | |||
---|---|---|---|
| |||
Luqada | |||
Diinta | |||
Dadka ay dhalyo wadagaan | |||
Dishiishe, Majeerteen, Reer-Darawiish, Mehri, Warsangali, Leelkase, Mareexaan, Gabtaanle, Maganlabe iyo reero kale oo Daarood ah. |
Tiinle (Af Ingiriis : Tiinle, Af Carabi : ar), waa beel ka tirsan beelaha Daaroodka ee Dadka Soomaalida. waxay degaan Daka Soomaaliya. Beesha Tiinle waa beel weyn waxayna ka mid tahay Beelaha ku soo dhaca Mooracase ee Daaroodka.