Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors.
Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Responsive image


Masar (Kumaad)

Coordinates: 26°N 30°E / 26°N 30°E / 26; 30

Jamhuuriyadda Masar ee Carabta
جمهورية مصر العربية
Calanka Masar Astaannta Qaranka ee Masar
Calan Astaannta Qaranka
Astaanta Calanka
Bilaadi, Bilaadi, Bilaadi
Caasimada Qaahiro
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Carabi
 -  Madaxweyne
 -  Ra'iisul wasaare:
Ka xoroobey Gumeystihii:Jarmalka & Ingiriiska
 -  Taariikhda 28 Febraayo, 1922 
Area
 -  Total ,002,450 km2 km² 
387,048 sq mi sq mi 
 -  Biyo (%) 0.632
Cadadka Dadka
 -  2021 est* qiyaas 98,987,000 2 
GDP (nominal) 2022 estimate
 -  Total $435 Billion 
 -  Per capita $22,550 
Lacagta Egyptian pound
Wakhtiga Samar (DST) 

Kumaad ama Masar (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : Egypt) oo ay Soomaalidu u taqaano wadanka Kumaad, iyo ay sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyada Masar ee Carabta, waa wadan ku yaalo Woqooyiga Afrika, wadankaan waxee leedahay buundo dhulka ah oo la dhoho Siinaa, waxeena isku xirta afrika iyo aasiya. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Libiya, Suudaan, Falastiin iyo Israaiil, Dhinaca woqooyi neh waxaa kaga dhegan Bada dhexe, dhinaca bariga neh waxaa kaga dhegan Bada cas, Caasimada wadanka waa Qaahiro. Masar waxee ka midtahay wadamada ee ku noolyihiin dad aad u badan marka la fiiriyo wadamada afrika. Wadankaan waxaa degan dad gaaraayo ilaa 79,089,650 oo qof (dad tiriskii 2010), Dadka badankooda waxee degan yihiin magaalo yaasha waaweyn gaar ahaan meelaha oo wabiga Niil maro. dhinaca kale masar waxee leedahay dhul saxaaro oo aad u weyn, meelahaas neh dad badan ma degeno.Masaarida sxiibo fiican ayee la ahaan jireen madaxda somalida. Masar waxee ka midtahay wadamada aadka u duqsan, waxeena leedahay taariikh aad dheer. Wadankaan waxaa markiisa hore xukumi jiray boqortooyo, waxaana lagu yaqaanaa ama ee caan ku tahay Mudulada sadax geeska ah oo lagu magacaabo afka ingriiska (Pyramids), waxeena ku yaalaan magaalada Gisa. Muduladaan sadax geeska ah waxaa la dhisay kumanaan sano kahor, waxaana dhisay adooman oo markaas boqortooyada masar lahaan jirtay. Masar waxee leedahay waxyaabo badan oo taariikhi ah oo lala yaabo. wadanka masar waxee ka midtahay wadamada gumeestaha yurubiyaanka ee qabsadeen. Masar waa qayb ka mid ah waqooyiga africa oo leh dalal dalxiis ah oo ka mid ah Algeria, Tunisia, Libya, & Morocco.

. Israaʼiil waxay teendhooyin ka dhisteen Buurta Siinay oo Yehowah axdi buu iyaga la dhigtay[1]]]

  1. Ilaahay Baa Reer Binu Israaʼiil Samatabbixiyay

Previous Page Next Page






Мсыр AB Meusé ACE Мысыр ADY Egipte AF Ägypten ALS ግብፅ AM Egypt AMI Echipto AN Ægypt ANG Ijipiti ANN

Responsive image

Responsive image