Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors.
Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Responsive image


Ciraaq

Jamhuuriyadda Ciraaq
جمهورية العراق
Republic of Iraq
Calanka Ciraaq
Calan
Qaarada Aasiya
Astaanta Calanka
Mawtini
Location of Ciraaq
Location of Ciraaq
Caasimada Baqdaad
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-KurdishAf-Carabi
 -  Madaxweyne
 -  Ra'iisul wasaare Muqtada al-Sadr
Ka xoroobey
 -  Dawlada Cosmaniya 1 Oktoobar 1919 
 -  Ingriiska 3 Oktoobar 1932 
Area
 -  Total 438,317 km² 
169,234 sq mi 
 -  Biyo (%) 1.1
Cadadka Dadka
 -  2007 qiyaas 29,267,0002 
GDP (nominal) 2017 estimate
 -  Total $130 Billion Dollar 
 -  Per capita $22,550 
Lacagta Ciraaqi Diinaar
Wakhtiga UTC 

Ciraaq (magaca maxalli: جمهورية العراق « Jumhuriyah Al Iraq » – magac maxalli oo gaaban: العراق « Al Iraq ») waa wadan ku yaalo Bariga Dhexe ama galbeedka Aasiya. Ciraaq waxee xuduud la leedahay, wadamada Urdun,Suuriya, Turki, Iiraan,Kuweyt iyo Sacuudi Carabiya.

Si uu qof walba uga qaato fikrad ama aragti sax ah, xaalada ka taagan meel ama wadan, waxa uu u baahan yahay inuu wax uun ka ogaado sooyaalka taariikheed ee meeshaas ama wadankaa. Saan la socono baryahaan Ciraaq ayaa noqotay meel ay aaladaha warbaahinta aduunka ama ruux walbaa oo dunida saaran uu hadal hayo xiisadda ka taagan Ciraaq. Sooyaalka taariikheed ee Ciraaq maaha mid hal ama laba qormo lagu soo koobi karo, sidaa darteed ayaan bal isku dayey inaan soo ururiyo war bixinno ama taariikho ku saabsan Ciraaq.

Ciraaq waa xubin muhiim ah oo ka tirsan:

OPEC;

Jaamacada Carabta;

Qaramada Midoobay; Iyo Ururka Iskaashiga Islaamkaiyo sidoo kale Kuwa kali badan.:•’!!’

Waa Jamhuuriyad Federaali ah oo ka kooban 19 gobol (gobollo) iyo hal gobo gobol (Ciraaq). Diinta rasmiga ah ee dalka waa Islaamka. Dhaqan ahaan, Ciraaq wuxuu leeyahay hanti aad u taajirsan, wuxuuna u dabaaldegayaa guulihii hore ee xilliyadii hore ee Islaamka, waxaana loo yaqaanaa gabayaaga. Sawir gacmeedka iyo sawirqaadayaashu waxay ka mid yihiin kuwa ugu wanaagsan caalamka Carabta, qaar ka mid ah waxay yihiin heer caalami ah iyo sidoo kale soo saarista farsamooyin qurux badan, oo ay ku jiraan roodhadhka iyo roogaga.!!


Previous Page Next Page






Ираҟ AB Irak ACE Ирак ADY Irak AF Irak ALS ኢራቅ AM Iraq AMI Iraq AN Irac ANG Irâk ANN

Responsive image

Responsive image