Sheekhaal

Sheekhaal
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Itoobiya
 Kenya
Luqada

Af-Soomaali iyo Af-Carabi

Diinta

Sunni Islam, Suufi

Sheekhaal (Af Ingiriis : Sheikhal; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo qoro: Sheykhaal, Sheekhaash, waa beel ka mid ah dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya, Kiinya iyo Itoobiya.[1] Sheekhaasha waxaa lagu magacaabaa Fiqi Cumar oo ah odaygii ay ka soo tafiirmeen. waxayna ka tirsanyihiin beelweynta Quraysh, Banu Taym.

  1. . Adonis & Abbey. p. 10 https://books.google.co.uk/books?id=CXUwAQAAIAAJ.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

Sheekhaal

Dodaje.pl - Ogłoszenia lokalne