Dishiishe

Dishiishe
دشيشي
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Cumaan
 Yemen,
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Islam Sunni

Dadka ay dhalyo wadagaan

Gabtaanle, Meheri, Majeerteen, Osman Mohamoud, Warsangali, isse maxamud , Tiinle, Ogaadeen, ,Mareexaan, omar maxamud iyo beelo kale oo Daarood Iyo Soomaali

Dishiishe (Af Ingiriis : Dishiishe) Mohammud Ahmed Harti Amaleh Abdi Muhammad Abdirahman Jaberti; sidoo kale loo qoro Dashiishe, Dishishe, Dashishle Waa qabiil ka tirsan beelaha Daaroodka, ee Dadka Soomaalida. Dishiishuhu waxay deegaan ku yihiin wadanka Soomaaliya (gaar ahaan gobolada Puntland ee Bariiyo deegaano kale oo ka tirsan Soomaaliya. Sidoo kale waxay degaan dalka Cumaan gaar ahaan gobolka dufaar oo ay ugu badanyihiin beesha Cali Axmed (Muhdi) oo ka tirsan beelaha Dishiishe. [1]Dishiishe waxay soohdin la leeyihiin Dhanka Bari Majeerteen, Galbeedk Warsangeli. Dishiishuhu wuxuu ka mid yahay beelaha Mooracase ee hoostaga Daaroodka. Waana Beel aad loogu qadariyo tit Boosaaso iyo Hareeraheeda oo ah Degaanka ay Taariikh ahaan Degaan. [2]

  1. Xogtaan waxa laga soo xigtay duqeyda iyo waxgaradka beelaha Dishiishe.
  2. Central Intelligence Agency. Perry–Castañeda Library http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia_ethnic_grps_2002.jpg. Soo qaatay 18 May 2010.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

Dishiishe

Dodaje.pl - Ogłoszenia lokalne