Our website is made possible by displaying online advertisements to our visitors.
Please consider supporting us by disabling your ad blocker.

Responsive image


Bulaxaar

Bulaxaar
Magaalo
Silsilado taxane ah oo ka mid ah guryaha ku yaal bartamaha magaalada Bulaxaar.
Bulaxaar is located in Somaliland
Bulaxaar
Bulaxaar
Location in Somaliland
Coordinates: 10°23′02″N 44°25′12″E / 10.38389°N 44.42000°E / 10.38389; 44.42000
WadankaFile:Flag of somalia.svg Somaliland
GobolkaSaaxil
Tirada dadka
 • Dhammaan1,034
 917
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha+252

Bulaxaar waa magaalo xeebeed oo qadiim ah oo ku taalo gobolka Saaxil ee somaliland. Degmada waxay kutaala xeebta Badda Cas . Bulxaar waa magaalo ku fiican kalluumeysiga iyo xoolaha waxa daga beelahaa Sacad Muuse khaasatan Makaahiil iyo Cismaanafa. Bulaxaar waxa ku yaaley dugsi boarding school ah oo soo saarey dad baxan oo nolosha meel sare ka gaadhey waxaana ka mid ahaa suldaan maxamuud siciid maxamed. Dr Ahmed cabdi shaqele. Dr caagane garyaqaan crahmaan Ibrahim caalin yasin dhuxule iyo dad badan oo caana dadka reer bulhaar waa bulsho suugaan yahan ah oo gabayada iyo heesaha aad u alifa sidoo kale waa dad aftahama ah rag badan oo eroyo dhaxala ka tagey ayaa ku noolaa waxaana ka mida Farah cali dhagaseyn dayuur baarud uurmaax Tahar Yusuf (ganagana) waa magaalada uu ku dhashey abwaan ka weyn xasan xaaji claahi xasan geney


Previous Page Next Page






Bulhar English Bulhar Spanish Bulhar French Bulhar Italian Bulhar Portuguese Bullaxaar SRN Bulhar District ZU

Responsive image

Responsive image